Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Kooxda Qaranka Iswedhen oo laga badiyey

La daabacay fredag 3 augusti 2012 kl 15.13
Foto: Maja Suslin/Scanpix.

Kooxda Qaranka kubada cagta ee Haweenka Iswedhen ayaa hada laga reebay tartanka Olymbikada. Koxda dalka Fransiiska aya 2-1 uga badisay koxda Iswedhen. Dhanka kale dubaasha la booda ee sadexda meter ayaa waxaa ciyaaraha u gubay Anna Lindberg.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".