Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

General Motors oo Bilaayiin Loogu Haysto Kicitankii Saab

La daabacay måndag 6 augusti 2012 kl 16.36
Saabs vd Victor Muller. Foto: Björn Larsson Rosvall/Scanpix.

Spyker oo ahayd skirkadii lahaan jirtay shirkadii buburtay Saab Aotomobile ayaa shirkada amerikaanka ah ee General Motors u sheegatay sadex bilyoon oo dollor, shegashadaas oo ay maxkmad u gudubsatay. Sababta ayaa ah in Spyker aaminsantahay in GM ay si ula kac ah gacan uga geystay kicinta Saab.

- Burburka waxaa sabab u ahaa hab dhaqanka GM , ayuu yeri Viktor Muller oo ah maareeyaha Spyker.

Muller ayaa aaminsan in GM ay hor istaagtay qorshe Saab looga gadayey shirkada shiineyska ah Youngman si ay uga hortagto in shirkadaan GM kula tartanto suuqa baabuurta ee shiinaha. Hadafka Muller ayaa ah in Spyker iyo Saab ka helaan GM magdhow dhibaatooyinki ka soo gaaray kicidii Saab.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".