Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Lagdame Johan Eurén oo bilad maar ah soo hoyay

La daabacay tisdag 7 augusti 2012 kl 13.31
Johan oo astaan guul bixinaya iyadoo qofka uu ka adkaaday uu dhulka jiifo Foto: Paul Sancya/Scanpix

Ninka lagdanka ka ciyaara ee u dhashay Iswiidhan ee culeyskiisa yahay 120-ka kiilo Johan Eurén ayaa ku guuleystay bilada maarta ka dib markii uu guul daro kala kulmay ciyaaryahanka u dhashay dalka Estonia ee Heiki Nabi.

Johan ayaa bilada maarta waxay ku tartameyn Loseb Tjugosjvili oo u dhashay dalka Belarus.

"Waa wax qurux badan! Ciyaartii dambe neerfas ayaan ahaa waayo ninkaasi horay ugu ma soo reyn," ayuu Eurén u sheegay raadiyaha Iswiidhan.

Sidoo kale Rasmus Nygren oo u dhashay Iswiidhan ayaa isna ku guuleystay bilada maarta ee ciyaaraha doomaha shiraaca ee afka Iswidhishka lagu yiraahdo lasersegling

Bilada maarta ee Eurén ayaa ah bilada lixaad ee Iswiidhan ay ku guuleysatay tan iyo markii ay furmeen tartamada ciyaaraha Olombikada.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".