Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Fasax la'aanta dadka ku jira qorshaha xafiiska shaqada

La daabacay torsdag 9 augusti 2012 kl 13.38
warxbixinta fasax la'aanta dadka ku jira qorshaha xafiiska shaqada
(5:05 min)
Soomali fadhisa fasal Sfi oo ku yaalla Tensta. Arkiv foto: Jenny Hallberg/Sveriges Radio

Dadka soo galay Iswiidhan waxii ka dambeeyay sanadkii 2010 ee qaata sharciga deganaansha ayaa waxaa qorshe u sammeeya xafiiska si shaqada si ay u helan kaalmo dhaqaale labada sano ee ugu horreysa ee ay baranayaan luuqada SFI.

Hase yeeshee dadkan ayaa ka cabanaya fasax la’aan xilliga sommar-ka iyada oo marka uu xirmo iskuulka loo diro meelo kale sida goobo baraatiko haddaba warbixin ku saabsan arrintaasi ayaa qeybteeda hore waxaan su’aalo ku weydiineynaa Cabdirakariin Axmed oo ah Soomaalida ku cusub Iswiidhan

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".