Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Bulgaariyaanka miraha gura oo weli kaalmo ka raadsanaya safaaradooda

La daabacay tisdag 14 augusti 2012 kl 16.13
Miro gurayaal u dhashay Bulgaariya oo hor fadhiya xafiiska ceyrta Tierp. Foto: Josefin Lilja / SR

Waxaa mar kale safaaradda Bulgaariya ee magaaladda Stockholm soo gaaray miro guraal u dhshay dalkaasi oo doonayo in laga caawiyo sidii dib loogu celin lahaa dalkooda.

Miro gurayaashan oo gaaraya labaatan kana soo guraty miro berry-ga meel u dhow degmada Tierp ayaa xalay yimid safaaradad Bulgaariya ee Stockholm.

Safaaradda Bulgaariya waxay horay basas ugu geysay dalkeeda muwaadiniin ku xanibnaa Iswiidhan iyada oo qeybtii ugu dambeysay la qaaday maalintii Isniinta ee toddobaadkii hore.

Safaaradda ayaa imminka dooneysa in miro gurayaashan dambe ay kaalmo ka helaan eheladooda si ay ugu laabtaan Bulgaariya

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".