Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Adeegyada qaar ee Facebook oo la dhaliilay

La daabacay onsdag 15 augusti 2012 kl 12.05
Facial recognition? Photo: AP/Scanpix

Hay'adaha la socodka xogaha internet-ka ee dalalka waqooyiga Yurub ayaa baaraya haddii adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay bogga bulashada ee Facebook ay jebinayaan sharciga iyada oo hay'ada hormuudka ka ah arrintan ay tahay mida dalka Norway, sida uu baahiyay qeybta wararka ee Tv-ga SVT.

Hay'adahan ayaa adeeyada ay dhaliilsan yihiin ee facebook waxaa ka mid ah sida bogga facebook uu u keydiyo wada sheekeysiga dadka iyo sawirada lagu taag gareeyo magaca qofka iyo kuwa kale.

Sida uu baahiyay telifishinka SVT, Facebook iyo hay'adaha la socodka xogaha internet-ka ee dalalka waqooyiga Yurub ayaa kulan ka yeelan doona arrimaha bilaha Siteembar ama Oktoobar.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".