Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Guri la'aan heysa ardada wax ka dhigta magaalooyinka jaamacadaha leh

La daabacay torsdag 16 augusti 2012 kl 13.44
Warbixinta Guri la'aanta ardayda oo maqal ah
(6:14 min)
Lägenheter. Foto: Jessica Gow, Scanpix

Waxay hoy yari ka jirtaa guryaha ardayda ee guud ahaan dalka iyada oo meelaha ugu daran ay yihiin magaalooyinka waaweyn ee jaamacadaha leh. Arrintan ayaa waxay dhibaato xoog badan ku heysaa arday fara badan iyada oo ay saameeysay waxbarashadooda iyo meelaha ay doonayaan in ay wax ku bartaan.

 Ardayad lagu magacaabo Johanna Österlund oo ka mid ah ardada wax ka barta jaamacada Uppsala ayaa jahawareer ka muujineysa guri la’aanta iyo wel welka uu leeyahay in qofka mar walba uu yahay geedi  

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".