Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ikea oo furaneysa hoteelo la seexdo

La daabacay torsdag 16 augusti 2012 kl 15.23
Ikea. Foto: DRAGO PRVULOVIC/ SCANPIX

Dukaanka iibiya alaabaha guryaha ee Ikea ayaa bilaabaya in uu furto hoteelo sicir hoose lagu seexan doono iyada oo qeybaha ugu horreeya laga furayo qaaradda Yurub, sida ay soo qortay wakaalada wararka ee Reuters.

Hoteeladan ayaa la sheegayaa in qolalkooda ay noqon doonaan kuwa qurux badan.

Sida laga soo xigtay Inter Ikea oo ah hay'ada iska leh ikea waxaa goor hore la deshiyay naqashada hoteelada iyada oo hadda la baadi goobayo dhismayaal gaaraya boqol oo ay shirkada dooneyso in ay u bedesho hoteelo.

Hoteelada ayaa qaadan doona magaca Ikea balse lama dhigi doono alaabta gurayaha ee uu iibiyo dukaanka Ikea.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".