Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Booliska oo kordhin doono koontoroolka xawaaraha lagu maro iskuulada

La daabacay fredag 17 augusti 2012 kl 10.58
Booliska koontaroolaya xawaaraha baaburta Foto: Fredrik Sandberg/Scanpix

Hay'ada nabad gelyada gaadiidka ee Trafiksäkerhetsverket ayaa sheegtay in booliska ay ku sammeeyn doonaan koontorool dheeri ah xawaaraha gaadiidka ee goobaha ku iskuulada maadaama toddobaadka dambe ay furmayaan iskuulada dalka.

Gaadiid fara badan ayaa ku socda xawaare ka badan midka loogu tala galay in lagu maro meelaha u dhow iskuulada oo ah 30 kiilo mitir saacadii.

Sanadkii la soo dhaafay 27.000 oo baabuur ayaa lagu ganaaxay jebinta sharciga xawaaraha ee 30 kiilo mitir saacadii ee agagaarada iskuulada.

Xawaaraha gaabiska ee meelaha ku dhow iskuulada ayaa looga gol leeyahay in lagu ilaaliyo nabad gelyada caruurta dhigata iskuulada.

Isha Warka: TT, Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".