Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Thomas Quick oo dambi kale lagu waayay

La daabacay fredag 17 augusti 2012 kl 13.18
Foto: Yvonne Åsell/Scanpix

Ninka lagu magacaabo Sture Bergwall, balse markii hore loo aqoon jiray Thomas Quick, kuna socoto dacwad dad uu dilay ayaa waxaa lagu waayay dambiga in uu dilay wiil 11 jir ah oo la oran jiray Johan Asplund.

Sanadkii 2001 ayaa waxaa Sture Bergwell lagu helay dambi ah in uu dilay wiilkaasi oo sumad la'aan laga waayay gurigooda sanadkii 1980-kii.

Maanta ayaa sida la filaayay maxkamada magaaladda Sundsvall waxay ku weysay Sture Bergwell dambagaasi oo horay ay iskaga daayeen xeer ilaaliyaha qaranka.

Bergwall ayaa hadda lagu waayay saddex ka mid ah dilalka loo heyto oo horay loogu xukumay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".