Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Mudaharaad lagu taageerayo Pussy Riot

La daabacay fredag 17 augusti 2012 kl 16.12
Protester uranför ryska ambassaden i Washington. Foto: Dan Huff/Scanpix.

Kadib markii kooxda faniinta Ruushak ee Pussy Riot ay maxkmad dalkaas ku heshay denbi ah Huliganism oo ay ku xukuntay min labo sanno oo xarig ah, ayaa waxay taageerayaal badan ee kooxda qorshanayaaan in ay caalamka oo dhan ka dhigaan mudaharaad go’aanka maxkamada looga soo horjeedo. Tageerayaasha ay kooxda ku leedahay Sweden ayaa sidoo kale qorshayana in ay mudaharaad ka dhigi banaanka hore ee safaarada Ruushka ku leeyahay Stockholm.

Xarig iyo xukunka fanaaniinta Pussy Riot ayaa lagu eedeynayaa in uu salka ku hayo kadib markii ay fanaaniinto qaadeen heeso ay kaga soo horjeedan hogaamiyaha dalkaas  mr Putin.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".