Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Waalidiin loo maxkamadeeyey gabadhooda oo ay gudeen

La daabacay måndag 20 augusti 2012 kl 10.51

Nin iyo haweenayd 30-sanno jiro ah ayaa la soo tagaay maxkmada Attunda tingsrätt Sollentuna, kuwaas oo lagu tuhmayo in ay gudeen gabadhooda sadex sanno jirka ah. Waxaa la ma laynayaa in gudninka ay gabadha u geysteen inta u dhaxaysay bilihii januari iyo april sannadkan oo loo malaynayo in ay ku soo gudeen dalka Gambiya.

Inta qof ee lagu xumay danbiyada gudniinka ayaa aad u hooseeya, 2006 ayaa labo ruux lagu xumay in ay gudniin u geysteen gabdho ay dhaleen.

Mudadii 30:ka sanno ahayd ee ay mamnuuca ka ahayd gudniinka dalkaan Iswedhenn 50:meeyo keysas ee la xiriira gudniinka ayaa dacwo laga gudbiyey, sida ay muujinayso warbixin ay siideysay sannadkii hore jamacada uppsala.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".