Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Darbi jeefnimada iyo cudurada

La daabacay måndag 20 augusti 2012 kl 15.50
Foto: Leif R Jansson/Scanpix.

Dadyowga derbi jeefka ah ayaa badanaa qaba cuduro halis ah sida qaaxada ama TB, cudurada jeermiska ah, cagaarshow iyo weliba aids. Sidaas waxaa muujinaya daraasad ay sameeyeeen culumo ka tirsan macadka Karolinska institutet iyo Oxford University.

Cilmi baarayaasha ayaa u kuur galay caluum 43 ah oo la soo aruuriyey oona sadex kamid ah ahaayen caluum Sweden laga sameeyey. 60.000 oo qof oo derbi jeef ah aduunka oo dhan ayaa la baaray, natiijadana waxay muujinaysaa in darbi jeefku qatarta uu ugu jiro in cudaro ku dhacaan ay afar jibaar ka badan tahay qatar ay ugu jiraan dadyowga aan darbi jeefka ahayn. Sweden waxaan caadi ka ahayn in darbi jeefyada ku dhacaan TB, halka ay cagaarshowga ama hepatit c ay caadi ka tahay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".