Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sharciga u galmoodka xayewaanka oo laga dayriyey

La daabacay tisdag 21 augusti 2012 kl 10.48
Foto: Amy Sancetta/Scanpix

Hindisa lagu mamnuucayo u galmoodka xayawaanka ayaa laga deriyey sida loo dhaqan gelin karo. Waxaa loo baahanyahay in aqoonta booliska, dhaqaatiirta xawaanka iyo kuwo ka shaqeeya difaaca xayawaanka kor loo qaado. Sidoo kalena farsamooyinka loogu cadeyn karon jabiyaha sharciga denbiga, sida qaadida dhacaanka DNA in la hirgeliyo.

Madaama ay badanaa jirin qof ku marqaati fura ruuxa u galmooda xayawaanka oo uusana xayawaanku marqaati furi karin ayey muhiim noqonaysaa qaadida dhacaanka DNA, ayuu yeri Thomas Eriksson oo masuul uga ah rikspolisstyrelsen debiyada laga galo xayawaanka.

- Cadeeymaha DNA ayaa muhiimad u leh sida qofka loogu cadeeyo denbiga balse hada hay'ada qaabilsan u kuur-gelida ayaa aqoon u lahayn u kuur-gelida dhacaanka DNA ee xayawaanka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".