Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Iswedhen oo bilado badan ka rajeynaysa Paralympic

La daabacay tisdag 21 augusti 2012 kl 15.01
Qaar kamid ah ciyaar toyda Sweden uga qayb gelaysa Paralympics 2012. Foto: Fredrik Sandberg/Scanpix.

Ciyaaraha Paralympic ayaa bilaaban doona 29 bishaan august magaalada London. Taas oo markii afar iyo tobnaad oo la soo qaban qaabiyo ciyaarahaas. Ku dhawaad 59 cayaartow ayaa Sweden uga qayb geli doonta, waxaana la filayaa in ay Sweden u soo hoyn doonaan bilado ka badan intii laga soo hooyey ciyaarihii Olymbikade ee lagu qabtay bejin 2008.

- Bilado ka badan intii aan soo hoynay ciyaarihii Bejin ayaa rabnaa in aan soo hoyno, markaas waaxaan soo hoynay isku geyn 12 biladood, shan dahab ah, sadex silfer ah iyo afar bronz ah, ayuu yeri Inez Lopez oo masuul u qaabilsan Paralympics ururka ciyaar toyda naafada ah ee Sweden.

Paralympics mid u dhiganta ciyaaraha Olymbikada balse loo qabta dadyowga naafada ah.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".