Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Cayda & Aflagaadada Xarumaha Shaqada

La daabacay onsdag 22 augusti 2012 kl 10.07
Photo: Janerik Henriksson/Scanpix

Sida ay muujinayso tirokob ay soo bandhigtay Arbetsmiljöverket waxaa xarumaha shaqada ku soo badanaya cayda iyo aflagaadada. Arintaan waxaa loo aaneynayaa suuqa shaqada oo adkaaday dhaqaalo xumida darteed iyo xowliga lagu shaqeeyo oo aad u kordhay.

Boqolkii 7,3 dadyowga ku qoran jirada-shaqo waxaa sabab u ah cayda iyo aflagaada ka jirta xarumaha shaqo, taas oo ah kobac cad oo muuqda marka loo fiiri tan iyo 2010. Boqolki sagaal dadyowga shaqeeya ayaa sheegay in ay xarumahooda shaqa kala kulmaan cay iyo aflagaado. Dadyowga cayda iyo aflagaadada ugu badan loo geysto ayaa badanaa ah haweenka, tobankii sideed haweenka ayaa kala kulma cay iyo aflagaado xarumaha shaqa sida tirokoobka Arbetsmiljöverket muujinayso.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".