Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Nattis i Stockholm

Xanaano caruured furan habeynkii oo laga hirgelinayo Stockholm

La daabacay onsdag 22 augusti 2012 kl 12.00

Sannadka 2014 waxaa la qorsheynayaa in magaalada Stockholm laga furo xanaano caruured oo habeynkii furan, sida uu sheegay Sten Nordin oo maamulka Stockholm stad u qaabilsan dhaqaalaha mar uu u waramayey p4 Radio Stockholm.

Nordin ayaa howl u seeyey masuuliyiiinta magaalada in ay dayrta baraan baahida xanaano oo ay soo xog waraystaan xaafadaha magaalada sida markaas loo soo bandhigo qaabka loo hirgelinayo xanaanada caruurta ee habeynkii furan.

Magaalada Stockholm ayeysan hada ka jirin wax xanaano caruured oo habeynkii furan ayada oo ay waalidiin badan shaqeeyaan habeynkii.

Xogta: p4 Radio Stockholm

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".