Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Åsa Romsson:guriyo dhisida ha la kordhiyo

La daabacay onsdag 22 augusti 2012 kl 14.37

Xisbiga miljöpartiet ayaa soo jeediyey in Iswedhen hadaf adag ka dhigato in la kordhiyo dhismaha guriyaha wadanka oo dhan. Xisbiga ayaa doonaya in lagu daro guriyaha la dhiso dalkaan 30 000 oo dheeraad ah ilaa iyo 2018, kuwaas oo ah guriyo yaryar oo kiro raqiis ah.

Dhaqaalaha lagu dhisayo waxaa laga soo guynayaa lacagta loo dhigo gunooyinka howl-gabnimada ee la yiraahdo ap-fonder, sida waxaa Göteborg-Posten ku qortay afhayeenka Miljöpartiet Åsa Romson.

Xisbiga miljöpartiet ayaa sidoo kale ku taliyey in dib u eegid lagu sameeyo canshuuraha laga qaado guriyaha, maadaama sida ay sheegtay sharuucda canshuuraha ay culays ku tahay dhisida guriyaha kirada ah

Åsa Romsson ayaa maantay qodbad ka jeedin doonta Kungsportsplatsen magaalada Göteborg.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".