Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Degmada Nässjö oo go'aamisay in loo raaco ilmaha Somalida iskuulka

La daabacay onsdag 22 augusti 2012 kl 16.33
Simone Idriss. Foto: Maria Ågren/Sveriges Radio.

Degmada Nässjö ayaa go'aan ku gaartay in ilamaha Soomalida ah ee degan Forserum lala socdo markay aadayaan ama ka soo noqonayaan iskuulka kadib markii bulshada Soomaalida ah ee Forserum ka sheegteen handadaad iyo cunsurinimo lagu hayo, oo ay go'aan sadeen in ilmahooda ka joogan iskuulka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".