Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Minister kritisk mot kommunens bild

Wasiirka is dhexgalka oo ka hadlay Soomaalida lagu cunsuriyay Forserum

La daabacay torsdag 23 augusti 2012 kl 14.43

Wasiirka isdhexgalka dalkaani Erik Ullenhag ayaa dhaliil u jeediyay maamulka degmada Nässjö, kadib markii ay qireen ineeysan saameen kulaheen jinsi naceeb handadaad iyo cunsurinimo lagula kacay somalida ku dhaqan dagmadas, oo ay go'aan sadeen in ay ilmahooda ka joojiyaan iskoolada. Kadib markii ay u arka in nabdoodu qatar ku jirto.

- Erik Ullenhag, ayaa sheegay inaan cidina kaga war rooneen dhibka soo gaarey. Dhibanaha ayaa ogsida wax ugu dhaceen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".