Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Lamaane loo xiray gabadhooda oo ay gudeen

La daabacay torsdag 23 augusti 2012 kl 14.59
Warbixinta Gudniinka
(4:50 min)
Nyamko Sabuni, wasiirada sinaanta oo si kulul uga hadashay gabdhaha la gudo. Foto: Tomas Oneborg/Scanpix

Waxaa dhowaantan la xiray lamaane is qaba oo loogu shakinsayahay in ay gudeen gabar ay dhaleen oo saddex jir ah magaaladda Stockholm. Arrinta ayaa dib u soo kicisay doodaha sida gabdhaha yar yar looga ilaalin ahaa in la dhibaateyn oo aan la gudin.

Dhinaca Somalia ayaa iyana ka soo mid noqotay wadamada mamnuucay gabood falka gudiinka gabdhaha.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".