Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dad u dhashay midowga yurub oo qaarada dhexdeeda hoy la'aan ku ah

La daabacay torsdag 23 augusti 2012 kl 15.15
Warbixinta hoy la'aanta Yurub
(4:13 min)
Hemlösa

Ururada bulshada rayid iyo hay'adaha madaxa banaan ee u gargaara dadyoowga guryo la’aanta iyo raashin la'aantu hesho ayaa dalbanaya in Iswiidhan iyo Midowga Yurub dib u eegaan sidii xal loogu heli lahaa dajinta dadyoowgaasi ee ka soo jeeda wadamada ku midoobay dalka midowga yurub ee ku dhibaateysan isla qaaradda gudaheeda

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".