Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Qaar ka mid shirkadaha duulimaayada oo la dhaliilay

La daabacay måndag 27 augusti 2012 kl 12.30
Foto: Johan Nilsson /Scanpix

Shirkadaha duulimaadyada ayaa iska indha tira go'aanka hay'ada macaamiisha u cawdaan ee la yiraahdo reklamationsnämnden ee dadaka safarada ee dhibaatooyinka kala kulma shirkadahaasi.

Shirkada diyaaradaha ee Lufthansa ayaa sanadkii hore sida shirkada Ryan air waxay iska indha tirtay go'aanka hayada cabashooyinka.

Laakiin shirkada ugu daran ayaa ah shirakada diyaaradaha Wizzair ee laga leeyahay dalka Hungary. Shirkadan ayaa waxba ka qaban 91 boqolkiiba dalabyada ah in magdhawdo rakaabka ka soo cawda, sida ku cad tirakoob laga sii daayay teilifishinka SVT.

Ku dhowaad saddex dalool labo dalool ayaa cabashooyinka dad socotada ee diyaaradaha waxay ka timaadaa ama ay ka dhacaan garoonka diyaaradaha ee Arlanda.

SVT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".