Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Warqad uu Åkesson u diray xubnaha xisbigiisa

La daabacay fredag 12 oktober 2012 kl 16.29

Hogaamiyaha xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaa qaba in xubin walba ee xisbiga ka tirsan looga fadhiyo inay muujiso hab-dhaqan wanaag. Jimmie Åkesson ayaa waraaq uu diray 1 000 ka mid ah xubanah xisbiga matala u sheegay inuu dhamaaday wakhtigii qof walba wuxuu doono ku hadli jiray, isagoona intaa raaciyay inaan loo dul-qaadan doonin ereyo dambe ee dad wax loogu dhimayo.

Åkesson ayay qormadiisa warqadan ka dambeeysay iyada oo beryahan dambe ay xubno siyaasiyiin xisbiga u metesha degmooyinka iyo gobolladuk sheegeen/ku hadleen/qoreen ereyo qaarkood la xiriiraan cunsuriyad.

Sidoo kale ayuu warqaddiisa Jimmie Åkesson ku dhiiri-geliyay in ciddii aan ku qanacsanayn warqadda uu qoray ay iminkaba ka tanaasulaan xubin-nimada xisbiga si xoriyad ah.

Isha / Ekot

                                                kenadid.mohamed@sr.se

Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.