Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xeer hor leh ee xadidaya falalka sawirka iyo filim qaadidda

La daabacay torsdag 30 maj 2013 kl 16.30
Xeerka cusub ee sawir iyo aflaan-qaadka. Sawirle: Kevork Djansezian/AP

Baarlamanka dalka ayaa xalayto u codeeyey mooshin dood ballaaran dhaliyey ee la xiriiray meel kaga-dhaca sawir-qaadidda.
Laga bilaabo koowda bisha luulyo ee sannadkan ayaa la mamnuucey in sawir ama filim lagaga qaado si sir ah isaga/iyada oo ku sugan goob u khaas ah tusaale ahaan guriga, musqusha ama qolka dharka la isaga bedelo.

Ciqaabta ruuxii falal noocaasiya ku kaca ayaa noqon doonta ganaax iyo ugu badnaan laba sannadood. Intaa waxaa laga saaray sawir-qaadidda la xiriirta wararka saxaafadda.

Isha/ Kulturnytt

                                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".