Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sarkaal ka howlaga hayadda socdaalka oo lagu qabtey musuqmaasuq

La daabacay fredag 31 maj 2013 kl 13.58
Sawirle: Scanpix. Montage: Sveriges Radio.

War aannu ka soo xiganney idaacadda Iswiidhen laanteeda P4 Malmöhus iyo in magaalada Kobenheegan ee caasimadda dalka Danmark lagu qabtay sarkaal ka howl-gala hayadda socdaalka Iswiidhen , midkaasina oo lagu tuhun-san yahay musqmaasuqii laaluushka ee dhowaantan la ogaadey.

Labada ruux ee lagu tuhun-sanaa fal-dembiyeedka ayaa la amray in gacanta lagu soo dhigo iyagoona baadi-goob loogu jirey. Tuhunka lagu eedeeyey labadan ruux iney laaluush ku qaateen go'aammo ey siiyeen xeerka deggenaansho ee dalka 15 ruux ee ka soo jeeda waddammada ka bax-san Yurub.

Isha/ Ekot

                                                                           kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".