Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Macallimiinta oo la kulma hanjabaado iyo garaacis

La daabacay tisdag 4 juni 2013 kl 10.51

Boqolaal macallimiin ah ayaa sannad kasta loogeystaa hanjabaad iyo garaacis. Sidaas waxaa lagu ogaadey baaritaan uu sameeyey wargeyska Dagens Nyheter.

Sida lagu muujieyey baaritaanka DN hanjabada iyo garaacista loogeysto macallimiinta ayaa ah dhibaatada bayada shawo ee ugu weyn ee maanta ka jirta iskuulada dalkaan. Taas oo ah maanta sadex meelood dhamaan dacwooyinka maanta loo gubiyo hayadda Arbetsmiljöverket oo ah hayadaa qaabilsan bayadda shaqada.

Intii u dhaxeysey 2008-2012 waxaa jiro isku qoray ku dhawaad 13 00 kadib markii ay kala kulmeen ardeydooda hanjabaad iyo garaacis. Inta badan macallimiinta dhibaatadaan la soo guboonaato ayaa ah haween.

Xogta: DN

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".