Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Carl Bildt oo laga soo caliyey xadka Rushka

La daabacay onsdag 5 juni 2013 kl 10.09
Utrikesminister Carl Bildt (M). Foto: Scanpix.

Wasiirka arimaha dibada ee Iswedhen Carl Bildt ayaa shalay mar uu ka qayb galay kulan ka dhaca Kirkenes dalka Norwayd waxuu isku dayey in uu gooyo xadka u dhaxeeya Norwayd iyo Rushka, si uu u booqdo kaniisad ku taala gudaha Rusha.

Balse waxaa joojiyey ciidanka xadka Rushka, sida uu qoray wargeyska Expressen.

Carl Bildt ayaa arintaan kaga hadlay akoonka uu ku leeyahay barta Twitter waxuuna ku qoray: "sax, laakiin qaladka anaa iska leh. In aysan laqabsi hadba xaalada markaas jirtaa kamid aheyn woodooda xirfadeed ee Rusha waa arin kale". Ayuu ku qoray bartiisa Twitterka Carl Bildt.

Expressen

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".