Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Kulanka dhallinyarada soomaalida ee Iskandafeeniyanka oo maanta dhacay

La daabacay fredag 7 juni 2013 kl 15.35
Waa kulan lagu dhiiri-gelineyo dhallin-yarada soomaalida ee qurbaha ku dhaqan
(0:11 min)
Nordic Somali Youth Summit Stockholm 2013. Sawirle: Warsame Elmi

Magaalada Istockholm ee caasimadda dalkan Iswiidhen ayuu saaka aroor-niadii ka furmay kulan sanadle ah ee loogu magac-darey "Kulanka dhallinyaada Soomaaliyeed ee Waddammada Iskandineefiyanka, waa waddammada dhaca waqooyiga Yurub, halkaasi waxaa haddaba goobjoog inoogu ah Warsame Cilmi oo si toos ah war-bixin inooga soo gudbinaya. Warsame:

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".