Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i ett batterilager med kraftig rökutveckling som följd. Räddningsledare uppmanar alla som befinner sig i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Malmöhus.
(Publicerat idag kl 12.55)
Dab ka kacay bakhaar bateri ee magaalada Landskrona. Xir albaabada iyo daaqadaha. warar intaa dhaafsii-san P4 Malmöhus ka daalaco.

Isku day dil oo xalay ka dhacay Stockholm

La daabacay fredag 14 juni 2013 kl 12.14
Sawirle: August Bergkvist/SR

Waxaa xalay goobo kala duwan oo ku yaal Stockholm la isku dayey in la dilo laban in. Boliiskuna ilaa hadda raadkooda ma hayo ciddii falkaas geysatey.

Waxaa boliiska laga soo xigtay in dhacdooyinkaan isku dayga dilku aysan wax shaqo ah isku lahayn.

Xalay saacaddu markii ay ahayd 23:30 habeenimo ayuu boliiska soo gaarey qaylodhaan. Aagga Fagersjö oo ka tirsan xaafadda Farsta ee koonfurta Stockholm ayaa weerar lagu soo qaaday nin oo middi lagu dhaawacay. Weerarka labaadna wuxuu ka dhacay waddada Karl Bondesväg oo ku Vällingby kolkay saacaddu ahayd 00:49 ee saqda dambe. Goobtii weerarku ka dhacaynna waxaa laga helay nin aad u dhaawacan oo durbadiiba isbitaalka loo la cararay.

Isha: DN

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".