Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Haweeney lagu tuhunsan yahay inay nafta ka qaadday gabar yar

La daabacay måndag 17 juni 2013 kl 17.38
Sawirle: Niklas Luks/Blåljus.se

Haweeney 30 sano jir ah ayaa xabsiga loo taxaabay iyadoo lagu tuhunsan yahay in ay nafta ka qaadday gabar saddex sano jir ah. Boliiskuna wuxuu ka gaabsaday in uu sheego in haweeneydaani ay ilmaha hooyo u tahay, laakiin wuxuu sheegay in ay qaraabo dhow la tahay ilmaha.

Qoftaan dumarka qurdheeda waxaa ku yaal dhaawacyo hadda looga daaweeyo ama dhayo isbitaalka. Welina boliiska u ma suurtagelin in ay waraysi la yeeshaan.

Ilmahaan yar oo la dilay waxaa shalay galabtii laga dhexhelay guri ku yaal meel ka baxsan magaalada Motala.

Isha: P4 Östergötland

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".