Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin iswiidhish ah oo ku dhintay dagaalka Suuriya

La daabacay måndag 17 juni 2013 kl 18.01
Sawirle: al-Qusayr Media Center/Scanpix.

Nin 23 sano jir ah oo ka soo jeeda xaafadda Bergsjön oo ka tirsan magaalada Göteborg ayaa ku dhintay dagaalka ka socda Suuriya. Sidaasna waxaa soo weriyey wargeyska Göteborgs-Posten. Ninkaan oo u dhoofay dalka Suuriya si uu uga qaybqaato dagaalka isagoo la safan jabhadaha la dagaalamaya xukuumadda Assad.

Wargeyska Göteborgs-Posten wuxuu kaloo soo weriyey in laba qof oo kale oo iswiidhish ah ay toddobaadkii la soo dhaafay ku dhinteen dagaalka Suuriya. Hase yeeshee, wasaaradda arrimaha dibeddu weli ma helin warar arrintaas xaqiijinaya.

Isha: GP

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".