Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

DEGDEG: Shaqa ka farisgii tareemmada ee caawa la filayey oo baaqday

La daabacay onsdag 19 juni 2013 kl 19.50
Sawirle: Scanpix. Montage: Sveriges Radio.

Uruka shaqaalaha ee Seco iyo ururka mulkileyda Almega ayaa heshiis loo dhan yahay ku wada gaarey wada-haddalladii uga socdey sidii loo baajn lahaa shaqa ka fariisi uu ururka shaqaaluhu ku baaqay laga bilaabo 03:00 habeenimo ee caawa. Iyadoona ay labada garab heshiis ku gaareen in kor loo qaado mushaarooyinka shaqaalaha 6,8% muddo saddex sannadood ah. Sidoo kale waxey labada garab wada gaareen heshiis la xiriira fasaxa waalidiintu u qaadato kolka dhallaanku dhasho ama sannadaha hore ee ilmuhu yar yahay.

Heshiiska ayaa taaba-gelay wixii laga soo bilaabay koowdii bishii abriil ee sannadkan 2013. bilaabo. Hase yeeshee uu halkiisii ka sii socon doono shaqa ka fariisigii ey ku tallaabsadeen shaqaalaha dareewallada ee basaska gaadiidka dad-waynuhu.

                                                                       kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".