Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ciidda bartamaha kuleeylaha waa ciidda ugu badan ku safaridda gawaarida

La daabacay torsdag 20 juni 2013 kl 09.12
Sawir farsameeysan: Sveriges Radio

Safarrada lagu galo gawaarida ee ciidda bartamaha kuleeylaha, waxa afkan iswiidhishka lagu yiraahdo "midsommar" ayey shilal ku naf-waayaan sannadkii isku celcelin dad gaarsiisan 7 ruux.

Ciidda bartamaha kuleeylaha ayey aad gawaaridu ciriiri ugu galaan waddooyinka ka baxa magaalada Istockholm ee ku jiheeysan Öland illaa iyo carriga Dalarna iyo sidoo kale marka hoos loogu dego dhanka xeebta galbeed, sida ay sheegtay wakaaladda gaadiidku.

Shilal badan ee dhaca inta lagu jiro ciidda bartamaha kuleeylaha ayey ugu wacan yihiin muqaadaraadka, sida uu aamin-san yahay Lennart Helsing oo ka howl-gala wakaaladda gaadiidka:

[Duration:0:09]

- Nasiib-darro waxaa la oran karaa in inta lagu jiro ciidda bartamaha kuleeylaha iyo xilliga kuleeylahaba ey muuqdaan saansaamo kor u kaca isticmaalka muqaadaraadka.

Isha/ Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".