Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Barnaamij lagu gargaarayo dhallinyarada inay shirkado furtaan

La daabacay torsdag 20 juni 2013 kl 17.16
Sawirle: Elin Häggberg/Sveriges Radio.

Dowladdu waxay ku rajo weyn tahay in la bilaabo barnaamij loogu talagalay in laga caawino sidii ay furan lahaayeen shirkado sii ballaarta oo gaara heer ay dad shaqaaleeyaan. Shirkadda lagu magacaabo Almi Företagspartner ayaa dowladda ka heleysa lacag gaareysa lix milyan oo karoon oo loogu talagalay in ku hirgeliso barnaamijkaan inta sannadkaan ka hartay iyo sannadka dambe.

Lacagtaan waxaa loo isticmaalayaa in dhallinyaro shirkadley ah oo tiradoodu gaareyso boqol la siiyo barnaamijyo ay ka mid yihiin in xirfadahooda sare loo qaado, in xiriir loo sameeyo iyo in waxbarasho la siiyo.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".