Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tiro hor leh oo ku biirtey shaqa ka fariisigii shaqaalaha gaadiidka

La daabacay måndag 24 juni 2013 kl 09.27
Sawirle: Ekot

Dareewallo gaarey 800 ayaa xalay saqdii dhexe ku biirey dareewalladii horey ugu iirey shaqa ka fariisiga lagaga tallaabsadey toddobbadkii ina dhaafay oo ey ka mid ahaayeen magaalooyinka Umeå, Söderälje iyo Istockholm, halkaasina oo ey shaqaa ka fariisteen 19-kii bisha juun shaqaale 1 000 kor u dhaafaya ee shaqaalaha gaadiidka dad-weynaha.

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".