Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maxkamadda rafcaanka oo kor u qaaday xukun lagu riday 25 jir ah

La daabacay måndag 24 juni 2013 kl 17.30
Sawirle: Björn Larsson Rosvall / SCANPIX.

Maxkamadda Rafcaanka ee galbeedka Iswiidhen ayaa kor u qaaday ciqaabtii xukun ee horay loogu riday 25-jir bishii noveembar ee sannadkii tagay ku af-duubay gabar sagaal jir ah magaalada Göteborg.

Maxkamadda ayaa ninkaasi eedeey-sanaha ku riday xukun ah saddex sannadood iyo lixbilood iyada oo lagu eedeeyey inuu galay dembiyada af-duub, jir-dil, hanadadaad iyo sidoo kale inuu jebiyay xeerka mamnuucaya sawirrada mamnuucaya haysashada sawirrada galmada ee dhallaanka lala sameeyo. Halkii ay maxkamadda degmadu isla dembiyadaa horay ugu xukuntay 25-jirka laba sannadood oo xarig ah.

Isha/ Ekot

                                                                               kenadid.mohamed@sr.se

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".