Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dacwaddii Instagram oo maanta xukun lagu ridey

La daabacay tisdag 25 juni 2013 kl 16.02

Maxkamadda Göteborg waxay maanta xukun ku ridey labadii gabdhood oo lagu soo eedeeyey in ay shabakadda Instagram ku faafiyeen warar iyo sawiro meel uga dhacay sharafta dhallinyaro badan. Maxkamaddu waxay ku xukuntay in ay galeen fal dembi oo ah sharaf-dhac xooggan.

Labadaan gabdhood ayaa tan 16 sano jirka ah lagu xukumay 45 saac oo shaqo qaran, halka tan 15 sano jirka ahna lagu xukumay xarumaha daryeelka dhallinyarada. Waxaa kaloo öabadoodaba lagu xukumay in ay magdhaw gaaraya 570000 karoon siiyaan 38kii qof oo ashtakada soo gudbiyey.

Isha: TT iyo Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".