Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Khilaafkii gaadiidka basaska oo maalintii sagaalaad galay

La daabacay torsdag 27 juni 2013 kl 13.47
Sawirle: Erik Myrlund / Sveriges Radio

Ururka shaqaalaha degmooyinka iyo shirkadaha basaska oo habeenkii xalay oo dhan isku hor fadhiyey shir ayaa maan dib ugu noqday kulankooda saacaddu markay ahayd 11:30.

Haddii aysan maanta isla gaarin wax heshiis ah waxay shaqa-joojintaani galeysaa maalintii sagaalaad.

Shaqa-joojinta basasku waxay carqalad gelisay xafladdii weyneeyd oo lagu qabanayey Norrköping shalay galab, waayo ma jirin basas iyo tareeno aada goobtii xafladdu ka socotey. Sidaas awgeedna dad badan ayaa baabuur ku aaday, taas oo dhalisay in ay baabuurtaas badani saxmad ku gasho agagaarka goobtii xafladdu ka socotey.

Isha: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".