Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Sarkaaal boliis oo sare ayaa qarka u saaran in shaqada laga cayriyo

La daabacay tisdag 2 juli 2013 kl 14.37
Sawirle: Claudio Bresciani / SCANPIX

Sarkaaalkaan sare oo ka mid ah saraakiisha ugu sarreysa ee boliiska gobolka Västernorrland ayaa laga yaaba in sharciga oo uu jebiyey awgeed uu shaqada ku waayo.

Dokumeenti laga helay hay’adda arrimaha boliiska ayey ku qorneyd in sarkaalkani uu si qarsoodi ah u samaystay dad u soo ururiya wararka ku saabsan dadka gala dembiyada waaweyn ee gobolka ku sugan. Taasina waxay jebineysaa xeerka boliiska u yaal oo ku saabsan maareynta macluumaadka.

Sarkaalkaan boliiska ayaa la soo sheegay in uu warar sir ah u gudbiyey qof dembiile ah.

Isha: P4 Västernorrland

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".