Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Ma habboon tahay in la kordhiyo kharashka dugsiyada barbaarinta?

La daabacay tisdag 2 juli 2013 kl 16.03

Idaacadda Ekot ayaa saaka soo werisey in xisbiga dimoqraadiga masiixiga ahi uu soo jeediyey hindise lagu kordhinayo kharashka waalidku ka bixiyo dugsiyada barbaarinta. Laakiin xisbiyada dowladda ku mideysan ayaa arrintaas ku kala qaybsan. Xisbiga Mooderaatku shaki ayuu ka muujiyey hindisahaan. Haddaba su’aasha la is weyddiinayaa waxay tahay sidee lagu helaa dugsiyo wanaagsan oo ay macallimiintu u helaan waqti ku filan oo ay ardayda ku caawinaan?

Hindisaha xisbiga dimoqraadiga masiixiga ah ayaa ah in lagu kordhiyo 100 karoon bishii waalidka uu soo galo dakhli horey loo sii gooyey.

Isha: Ekot

Fråga
Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".