Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Habka kaydinta lacagaha hawlgabka oo la doonayo in laga takhaluso

La daabacay onsdag 3 juli 2013 kl 10.02
Sawirle: Leif R Jansson/Scanpix

Dalladda ururada shaqaalaha oo loo soo gaabiyo LO waxay dooneysaa in gebi ahaanba la baabi’iyo habka kaydinta lacagaha hawlgabka. Hindisahaani waxaa maanta lagu soo qoray wargeyska Dagens Nyheter.

LO wuxuu qabaa habkaani noqday mid aan faa’iido lahayn oo ku adag tahay qofka shaksiga ahi in uu doorto meelihii uu lacagahaan ku kaydsadaan.

Laakiin LO wuxuu aqbali karaa in la kordhiyo khidmadda habka haydinta lacagaha hawlgabka. Sababta ururka LO hadda siyaasaddiisa u beddelay waxaa gundhig looga dhigayaa lacagihii hawlgabka oo hoos u dhacay markii dhaqaalaha dalku xumaaday.

Isha: DN

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".