Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dad badan ayaa diidan kala qeybinta fasax waalidka ee caruurta lagu hayo.

La daabacay torsdag 4 juli 2013 kl 11.13
Degmada Hofors ayaa guud ahaan ku wanaagsan dalka qeybsiga fasax waalidka. Foto: Hasse Holmberg/Scanpix.

Inta badan dadka Iswidhishka ayaa doonaya in ay iyagu go'aansadaan sida fasaxa afka Iswidhishka lagu yiraahdo ''föräldraledighet'' oo ah mid waalidiiinta la joogaan caruurtooda, sida lagu sheegay baaritaan ay sammeeyay xarunta aaraada ururrisa ee Sifo.

Keliya mid ka mid ah shantii waalid ayaa qaba in hanaanka waalidka loogu qeybiyo fasaxa uu yahay mid wanaagsan.

Dadka inta badan diidan fasaxa waalidka ee kala qeybsan ayaa sheegaya in ay ka tirsan yihiin garabka hanti goosadka halka kuwa raacsan ay yihiin dadka taagersan xisbiga bidixda.

Xitaa dadka u codeeya xisbiga bidixda ayaa 61 boqolkiiba door bidaya in qoysasku loo daayo go'aansashada qebisga fasaxa waalidka.

Isha warka: Svt

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".