Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hablaha kubbadda cagta Isiiwdhen oo guul muujiyey

La daabacay fredag 5 juli 2013 kl 11.44
Sawirle: Scanpix.

Hablaha kubbadda cagta qaranka Iswiidhen ayaa shalay ka guuleystey kooxda hablaha ingiriiska oo ay isu yimaadeen cayaar isku kululeyn oo la isugu diyaarinayo tartanka horyaalka Yurub oo la qaban doono 10ka Luulyo. Cayaartii shalay oo ka dhacday degmada Ljungskile ee gobolka Bohuslän ayey Iswiidhen ku badisey 4-1.

Tartanka horyaalka Yurub waxaa lagu furi doonaa cayaar ay arbacada soo socota isaga horimaan doonaa Iswiidhen iyo Danmaarki oo ka dhici doonta garoonka Gamla Ullevi ee Göteborg ku yaal.

Isha: Radiosporten

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".