Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Warbixin laga soo saaray dambiyada naceybka

La daabacay fredag 5 juli 2013 kl 13.20
Wareysiga Habane ee dambiyada naceybka
(7:10 min)
Illustration: Lotta Sjöberg. Källa BRÅ (Brottsförebyggande rådet)

Warbixin uu soo saaray golaha ka hortaga dambiyada ee Brå ayaa lagu sheegay in hoos u dhaceyn boqolkiiba lix tirada dacwooyinka la xiriirra dambiyada naceybka tan iyo sandkii 2008.

Hase yeeshee warbixinta ayaa sidoo kale sheegeysa  in ay sare u korortay dambiyada naceybka ee ka dhanka ah dadka Afrikaanka ah, haddaba Soomaalida oo ka mid dadka Afrikaanka maxaa iyaga la soo darsa marka laga hadlayo arrintan.

Maxamed Amiin Cadow oo ka tirsan laanta Af Soomaaliga ee SR ayaa weydiiyay Habane Abdulkadir Hassan oo ah mas’uulka xiriirka warfaafinta ururka ay ku mideysan yihiin jaalliyadaha Soomaalida Iswiidhen waxa ay kala socdaa warbixinta la soo saaray.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".