Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Stefan Löfven: Waa in tayada waxbarashada kor loo qaado

La daabacay måndag 8 juli 2013 kl 09.18
Sawirle: Henrik Montgomery / SCANPIX

Hoggaamiyaha xisbiga Sooshiyaal-dimoqraadiga Stefan Löfven oo axaddii soo gabagabeeyey toddobaadkii Almedalen ayaa khusbad uu halkaa ka jeediyey diiradda ku saaray waxbarashada iyo sida loogu baahan yahay in dardar la geliyo hannaan waxbarasho oo tayo leh.

Isagoo hadalkiisa ula dan leh dowladda, ama gaar ahaan xisbiga Folkpartiet ayuu Stefan Löfven ka dhawaajiyey in haddii xisbigiisu ku guuleysto doorashada soo socota, uu maalgelin ku samayn doono sidii fasalada hore ee dugsiyada hoose loogu diyaarin lahaa 1000 macallim oo si gaar ah loo carbiyey.

Isha: Ekot

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".