Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Meydka ilmo yar oo laga helay haro ku taal gobolka Dalarna

Publicerat måndag 8 juli 2013 kl 12.16

Waxaa maanta haro dalackeeda laga helay meyd loo maleenayo in uu yahay gabadhii shanta sano jirtay oo laga weysanaa aagga Avesta ee gobolka Dalarna..

Boliiska ayaa u sheegay idaacadda P4 Dalarna in meyd la helay, laakiin aan weli la caddeyn qofka meydkaasi yahay boqolkiiba boqol. Hase ahaatee wuxuu boliisku wargeliyey qoyskii gabadhaas yar. Meydkaas waxaa laga daanta haro yar oo ku taal aagaas. Sidaasna waxaa sheegay Bo Eriksson oo ah afhayeenka arrimaha saxaafadda ee boliiska.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".