Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Beri oo bisha ramadaan kow tahay

La daabacay måndag 8 juli 2013 kl 16.10
Foto: Mohammad Hannon/Scanpix.

Berito waxaa bilaabmaya bisha soonka ee ramadaan.

Sidaa laga soo xigtey ururka shirkadleyda Iswedhen dhaqaalaha ka soo xaroodey ganacsiga tafaariiqda bisha ramadaanka iyo ciida ayaa ahaa sannadkii 2011 hal bilyan oo karoon.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".