Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Waa suurtgal in fal dembi ka dambeeyey dhimashadii gabadhii yarayd

La daabacay tisdag 9 juli 2013 kl 14.17

Kadib baaritaankii ugu horreeyey oo dhakhatar ku sameeyey meydkii gabadhii shan sano jirka ahayd oo laga helay dibedda Avesta, waxaan meesha laga saari karin in fal dembi ka dambeyn karo. Sidaasna waxaa qoray idaacadda TT.

Boliisku wuxuu maanta oo talaado ah dadweynaha ka codsaday in ay u soo gudbiyaan wixii warar ah oo ku saabsan dhumiddii gabadhaas yar oo meydkeeda isniintii shalay la helay.

"Bal waxaan ka warsugnaa wararka indha-indheynta ah oo aan dadweynaha ka helno qiimaha ay u yeellan karaan habka baaritaanku u socdo ", ayuu qoray afhayeenka arrimaha saxaafadda ee Boliiska Balarna Bo Eriksson.

Meydka gabadhaas dhimatay waxaa loo qaaday magaalada Uppsala si loogu sameeyo baaritaan dhakhtareed.

Isha: TT

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".