Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Safarada Masar oo la iska waaninayo

La daabacay tisdag 9 juli 2013 kl 15.09
Sawirle: Scanpix. Qaabeyn: Sveriges Radio.

Xaaladda ammaan oo hadda dalka Masar ka taagan awgeed ayey wasaaradda arrimaha dibedda ee Iswiidhen ku waanineysaa dadka iswiidhishka ah in ay iska daayaan safarada aan lagama maarmaanka ahayn oo ay ku aadayaan Masar. Waxaanse meelaha laga waaninayo ku jirin goobaha dalxiiska oo ku yaal badda cad iyo sii maridda gegida diyaaradaha Qaahiro.

Waxay 10kii bishii Agoosto sannadkii 2012 kolkii ay soo baxday in dadka laga waaniyo safarada Masar, welina ka waanintaas ayaa halkeedii ka sii socota.

Isha: UD

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".